Madaxweyne Xasan oo gaaray Roma Iyo Ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalkeennu uu la leeyahy Talyaaniga. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Madaxda dalkan ayaa kulammo la qaadan doona dhiggiisa Mudane Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Giorgia … Continue reading Madaxweyne Xasan oo gaaray Roma Iyo Ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay (Sawirro)